إعلان إفتتاح الجمعية

تعلن الجمعية عن الحفل الفتتاحي لها.

شعار الجمعية

صورة شعار الجمعية. تمثل اهداف الجمعية بشكل صورة.

اعضاء الجمعية

تتكون الجمعية طلاب ذوي قدرات وكفاءات

ادارة الجمعية

عبارة عن عدد من اعضائها يقومون بمهام الجمعية.

العمل مع الفريق

شعارنا هو العمل مع الفريق والإتحاد والتعاون.

السبت، 9 نوفمبر 2013

XAFLADA FURITAANKA JIMCIYADA SELIEL

Maalintii shaley oo taariiqda kubeegneyd 8-11-2013 waxaa magaalada khartoum ee wadanka sudan lagu qabtey xaflada furitaanka jimciyada seliel. jimciyadan oo ahdaafteeda tahay in kor loo qaado heerka wax barasho, jahligana la baaba'sho ayaa kusoo bandhigtey kulankaan waxeytahay jimciyada iyo arigtidey rabto iney xaqiijiso. kulankaan oo kasoo qeebgaleen ururada kala duwan ee sudan kadhisan oo ugu weenyahay ururka guud ee ardada somaaliyeed ee sudan iyo multaqa alnahda ee ardada k.g iyo waliba ururo iskuul ayaa si heersaro ah usoo gabagaboobey. asigoo lagu tilmaami karo kulamada ugu guulgaarista fiican dhanka iskuduba ridka iyo xaqiijinta ahdaafta loo qabtey. kuwanina waa qar kamid ah sawiradii laga soo qaadey kulanka.

waa xiriiriyaha kulanka: xasan sayid cali siidii.
kalimad kusaabsan guwaawinta oo soo jeedineyo: cali sheekh maxmaed.
yeynu nahay? ama tacriifinta jimciyada oo kahadley yusuf ibraahim.
muuqaalka hore ee kasoo qeebgalayaasha kulanka.
 muuqaalka danbe ee xuduurka.

kalimada xogeyaha guud ee ururka ardada somaaliyeed ee sudaan: axmed buux.
midig waa: maxamed aadam. godoomiyaha multaqaha ardada arlaadi.
  waa qeebtii fikradaha iyo su'aal weydiinta.

waa maamulka jimciyada.
 waa lajnadii baratakoolka iyo mida warfafinta qaabilsan.
(bidix: cabdibaasid, ibraahim, alba, c.llah mxd xsn, c.llah nur)

ilyaas sayid cali oo maamulka la istaagan.
gabagabada kulanka.

by: qeebta warfaafinta ee jimciyada.

الجمعة، 8 نوفمبر 2013

رؤية ورسالة وقيم الجمعية



رسالة الجمعية:
    " نحن جمعية سليل نسعي لرفع مستوي التعليم ومحو الأمية في الصومال، متحللين بقيم وثقافة المجتمع وروح الإتحاد والتعاون الجماعي، ليلتحق ركب التقدم والتطور الحضاري في جو تسود فيه المعرفة. "

القيم:
   "فلسفة الجمعية تتسم بروح العمل مع الفريق الجماعي وحماية ثقافة وخصوصيات المجتمع والإيمان برسالة الجمعية وعدم السعي لتحقيق أغراض شخصية أو فكرية أو جماعة داخل الجمعية".

الرؤية:
  "جمعية تساهم في ترقية المجتمع معرفيا وتحويلها إلي إنتاج عملي واقعي ، مع بيئة تتظل تحت سماء رحبة مفعمة بالعلم والثقافة".